Dhageyso: Faah faahin Banaanbax Shacab lagu Rasaaseeyey Baydhabo

micraphone

Qof ka mid ah dadka Goob jooga u ahaa Banaanbaxii maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey rasaas lagu furay dadkii ka qeyb galayey dibadbaxaasi.

Labo qof ayuu sheegay inay ku dhaawacmeen rasaastii lagu furay dadkii banaanbaxa ka qeyb galayey isagoo tibaaxay in ciidan katirsan Meliteriga ay rasaastaasi dadka ku fureen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA GOOB JOOGAHA KUSUGAN BAYDHABO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here