Dhageyso: Drs Caasho Cumar Axmed Oo Sharaxeysa Cudurada Ku Dhaca Haweenka

Drs; Caasho Axmed Cumar (Caasho Kablow)
Drs; Caasho Axmed Cumar (Caasho Kablow)

Drs Caasho Cumar Axmed oo ah agaasimaha Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa ku Taqasusutay Xanuunada  Haweenka, DRS Caasho waxey  maclin ka tahay  Jaamacada Nanaadir.

DRS Caasho Cumar Axme ayaa barnaamijka Dhaqtarka weydii( Qaybt 2 )ee VOA wariye Ibrahim Xasan Daaduray  uga war bixisay Xanuunada Haweenka ku dhaca , sida looga hortagi karo iyo daaweyntoodaba, dadweyanaha ayaa suaalo ka weydiiyaay Xanuunadaas.

Warbixinta Cudurada Haweenka ee DRS Caasho Cumar Axmed Dhageyso

 

2 COMMENTS

    • maxaa lagu daweeyaa dhuumaha xidhan ee makaanka ma jirtaa dhir furka ama dawo furta hadii ay dawo leeyihiin noo soo sheega fadlan

Leave a Reply to ifrah Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here