Dhageyso: Dadweynaha Ra’iisul Wasaara Waa Inuu Noqdaa Qof

magalada MuqdishoShacabka magaalada Muqdisho ayaa u dhagataagaya magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusb ee badeli doono  R Saacid

Dadweynaha ayaa dareenkooda muujiyaya in la doorto qofka  samata bixin karo xaalada ay hadda Soomaliya ku jirto.

Ilaa hadda magac yada la hadal haayao ayaa kala ah , 1-  C/wali Sheekh Axmed, 2- C/waaxid Cilmi Goonjeex iyo 3-Xuseen Cabdi Xalane oo dhamaanto ah sedexdii ugu danbeysay oo isugu soo haray xilka  Ra’iisul Wasaaraha

Ilo wareedyo ayaa u sheegay Jowhar.com in ilaa saddex xubnood isugu soo hareen qabashada xilkaas, kuwaasoo marba marka ka dambeysay ay soo baxayeen warar sheegayay inay u dhow yihiin xilka Ra’iisul Wasaaraha.

C/wali Sheekh Axmed ayaa ka soo jeeda Gobolka Gedo, waxaa uu muddo labaatan sano ka soo shaqeeyay Islamic Bank, waa nin bartay dhaqaalaha.

Wixii warar soo kot dho kal soco bogga

Dhageyso Dadweynaha Waxa Ay  Dhaheen R. Wasaaraha La keeno Doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here