Dhageyso – Bare Hiiraal oo ka hadlay sababta looga saaray Kismaayo

Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe oo kaabayaan kuwa Kenya ayaa saaka waabarigii hore ka saaray gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Ciidamadda Col, Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo isagu sheegtay Madaxwaynaha Jubbaland, iyo qaar kamid ah Siyaasiyiin ay isku Mowqifyihiin.

Col Barre Hiiraale oo goor dhow warbaahinta siiyay wareysi ayuu ku sheegay in laga qabsaday Magaalada Kismaayo, isagoona tilmaamay iminka inay ku suganyihiin deegaan aan sidaasi uga fogayn degmada Kismayao.
Dhageyso Waraysigii Barre Hiiraal iyo Sabatii Uu Uga Baxay Kismaayo

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/06/bhiraale.mp3″]

1 COMMENT

  1. Loser, Loser.. Soo joog ninkii lagawayo soo jiifaa laga helaa… Worlord time is over.. go to hell.. Insha Allah Al-shabaab baa ku qabsan oo madaxa kaagoy.. umada waad dhibtay.. Hiiraale ku noqo Mudug iyo meeshaaad katimid.. Waqtigaaga waa dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here