Dhageyso: Bajaajta Muqdisho oo Lacago Xad dhaaf ah Ka Cabanaya

Qaar ka mid ah Darawalada Bajaajleyda ee ka shaqeysata Muqdisho ayaa waxay cabasho xoogan ka muujiyeen lacago Canshuur ah oo la dul dhigay iyagoo sheegay inay lacagtaas bixin karin.

baj4

Bajaajleyda Muqdisho ayaa waxay sheegeen in maalin walbo lacag gaareysa Hal Dollar looga qaado Waddooyinka Muqdisho waxaana ay ku Eedeeyeen in lacagtaasi ay ka qaadayaan Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA DARAWALADA BAJAAJLEYDA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here