DHAGEYSO Arday Dowladda geysay Addis Ababa oo Walaacsan

Arday dowladda Soomaaliya Waxbarasho lacag la’aan ah uga heshay dalka Ethiopia ayaa lagu waramayaa inay ku dhibaateysan yihiin magaalada Addis Ababa  ee caasimada dalkaasi.

Ardaydaan ayaa sheegaya in lagu cidleeyay magaalada Addis Ababa islamarkaana looga kala tagay garoonka diyaaradaha ee magaalada.

Hoos ka dhageyso warbixinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here