Dhagayso:Xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yeman

QAXOOTIQaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yeman, ayaa wali quud dareenaya ballan qaad ay DFS u fidisay oo ku aadanaa in intii d0oneysa loo fududeyn doono qaabkii ay dalkooda dib ugu laaban lahaayeen.

Qaxootiga Soomaalida ee dalka Yemen ayaa in badan oo ka mid ahi ay codsanayaan in dalka Somalia dib loogu celiyo, iyada oo tiro lagu qiyaasay 5 kun oo qaxooti ah oo Soomaali ahi ay xiliyadii dambe Somalia ku noqdeen.

Halkaan ka dhagayso warbixin ku saabsan:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here