Dhagayso8 Sano Jir Soomaali ah oo Sweden Lagu Diley

maxresdefaultMagaalada Caasimada labaad ee dalka Sweden ee Gothenburg waxaa ku dhintey canug siddeed sano jir Soomaali ahaa, kadib markii wax loo maleynaayo bomb gacmeed lagu weeraray hooygooda saqdhexe habeenkii Isniinta.

Wiilka geeriyoodey ayaa isaga iyo qoyskiisa waxaa ay ka yimaaddeen London waxaana ay booqasho ku joogeen guriga la weeraray, oo sida la shegay hore looga xirey wiil dhalinyaro ah oo looga shakisan yahay ku lug lahaanshiyaha dil hore uga dhacay waddankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here