Dhagayso Xilibaanada Saxiixay mooshinka wasiiradii hore

Baarlamaanka
Baarlamaanka

Xubnaha Baarlamanka Somalia ayaa shalay bilaabay ka doodista motion ay soo gudbiyeen xildhibaano ka soo horjeeda in guud ahaan xubnihii ku jiray golihii wasiirada ee xukumadii ra’isul wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid lagu soo daro xukumadda cusub ee uu soo dhisi doono Ra’isul wasaaraha Cusub Cabdiwali sheikh Maxmed.

 

 

 

 

Hadaba halkaan ka dhagayso Xilibaanada Saxiixay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here