Dhagayso: Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay cida Muranka galisay Badda Soomaaliya

d16-1Dr. Axmed Cali Dahir, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka  ayaa Wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in Heshiiskii MOU ee is fahamkii labada dal gaareen si qalad ah loo fasirtay, isagoo xusay in is fahamkaas aanu aheyn mid lagu xalinayo muranka badda ama xadeynta badda.

“Cid muran galisay ma jirto Badda dowlad iyo Mas’uuliyiin hore midna ma jiro, Dowladda Kenya iyadaa iskeed u jeexatay 2005 calaamadeysatay biyaha Soomaaliya, isla markaana shirkado ajnabi heshiis la gashay, murankana maalintaas ayuu bilowday, iyadoo ka faa’ideysaneysa bur burkeena iyo dowlad la’aantii”ayuu yiri Dr. Axmed Cali Dahir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here