Dhagayso: Xasan Sheekh oo lahjad adag kula hadlay DF

Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlay munaasabadda furitaanka xarunta xisbigiisa UPD, ayaa si kulul u weeraray dowladda madaxweyne Farmaajo uu hogaaminayo oo uu ku eedeeyay inay dhibaatooyin badan dalka u horseeday.

Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in baarlamaanka, maamul goboleedyada, Xisbiyada kala duwan ee dalka iyo hay’adaha caalamiga ah ay caqabado adag kala kulmeen dowladda Soomaaliya, taasi oo keentay caburin ay kala kulmeen dowladda.

Halkan ka dhagayso Khudbada madaxweynihi hore oo meelo badan taabaneysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here