Dhagayso wareysiga: Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

3B7E7DCB-2890-46D7-A97C-5CC74FB05FFD_w987_r1_sWafti balaaran oo ka socodo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa muddo labo todobaad ku dhowba ku sugan dalkan Mareykanka iyagoo kulamo kala duwan la yeelanaya ganacsato, aqoonyahano iyo hay’ado kala duwan. Waxaanu safarkooda iyo howlaha Rugta ganacsigaba ka wareysaney agaasimaha Rugta

Halkan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here