Dhagayso: Wareysi Xiiso badan oo lala yeeshay Madaxweynaha HirShabelle

madaxweynecosobleBaarlamaanka Maamul Goboleedka Cusub ee Hir-Shabeelle ayaa dhawaan doortay madaxweyne goboleed cusub, kadib bilo badan oo khilaaf uu ka taagnaa midaynta baarlamaanka, iyadoo mid ka mid ah beelaha ay si weyn uga soo horjeesatay shirka ka socday magaalada Jowhar.

Cali Cabdullaahi Cosoble, oo ah Madaxweynaha Cusub, ee maamulkaasi, ayaa dhawaan dib ugu laabtay Baladweyne, halkaas oo uu kulamo kula leeyahay waxgaradka iyo odayaasha magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here