Dhagayso wareysi xasaasi ah oo lala yeeshay Ra’iisul wasaare Sharmaake

Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid

RW Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa VOA uga warramay halka ay marayaan howlaha doorashada Soomaaliya. Cumar ayaa beeniyay in madaxda Soomaaliya a marka doorashada noqoto ka fursad fiican yihiin musharraxiinta kale.

Ra’iisul-wasaaraha Somalia, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke wuxuu dhinaca kale ka hadlay in dowladda Somalia ay aad uga xun tahay toogashadii ay 49 qof ee Maraykanka ah ay ku dhinteen ee ka dhacday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Orlando ee gobolka Florida.

Halkan ka dhagayso wareysiga Sharmaake:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here