Dhagayso Warbixin ka hadleysa Dabaqadaha Nolosha ee Muqdisho

Waxaa laga dareemayaa magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliya, dib u dhis iyo ganacsi sii balaaranaya, waxase ka abuurmay dabaqado ay bulshadu u kala qeybsantay.

Gaar ahaan dabaqad sare iyo dabaqad hoose, waxaana meesha ka sii baxaya dabaqadda dhexe oo ah tan dhaqaajisa horumarka dal iyo dhaqaalihiisa.

Magaalada Muqdisho ayaa ka mid ah meelaha ay dabaqadaha ka abuurmeen

Halkan ka dhagayso warbixin ay VOA-da ka diyaarisay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here