Dhagayso: Wadaado ku dhaawacmay shaqaaqo ka dhalatay show ay qabaneysay Fartuun Birimo

Shaqaaqo ayaa xalay ka dhacday magaalada Gaalkacayo taasi oo ka dhalatay fagaare ay bandhig faneed ka dhigaysay fannaanada Fartuun Birimo.

Dhowr qof ayaa la sheegay inay dhaawacmeen kadib makrii ay rasaas fureen ilaalada goobta oo ay iska horyimaadeen wadaaddo doonayey in bandhigga la joojiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here