Dhagayso: Trump oo halis ku tilmaamay Soomaalida gasha Mareeykanka

Donald Trump oo weeraray Soomaalida Minnisota
Donald Trump oo weeraray Soomaalida Minnisota

Donald Trump Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykanka ayaa mar kale ka hadley arrimaha Islaamka iyo soo galooyiga dalkan Mareykanka. Donald Trump ayaa Soomaalida iyo dad kale oo soo galooti ahba ku sheegey kuwo halis ku ah amaanka dalkan Mareykanka.

Halkan ka dhagayso warbixinta:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here