Wadanka Switzerland waxa uu kamid yahay wadamada Yurub ee ay Soomaalida ku nooshahay.
Soomaalidii ugu horeeysay ee dalkaas tagta, waxaa lagu sheegaa ineey ahaayeen Arday wax ka baraneysay dalka Italy, dhamaadkii 1960-kii.
Haatanse waxaa dalkaas ku nool Soomaali lagu qiyaasay ilaa iyo 8,000, kuwaasoo Xiliyo kala duwan dalkaas galay
Halkaan ka dhagayso warbixinta oo dhan:
[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/Soomaalida-Switzerland1.mp3″]
alle ayaa mahad usugnaatay alihii igabad baadiyay in aan galo wadankaas maxaa yeelay waa wadan qariban