Dhagayso: Soomaalida USA oo ka fal celiyay hadalkii Trump

IMG_1009Donald Trump Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalkan Mareykanka ayaa mar kale ka hadley arrimaha Islaamka iyo soo galooyiga dalkan Mareykanka. Donald Trump ayaa Soomaalida iyo dad kale oo soo galooti ahba ku sheegey kuwo halis ku ah amaanka dalkan Mareykanka.

Hadaba Soomaalida ku nool qeybo kamid ah Mareeykanka ayaa ka fal celiyay hadalkaas, waxeeyna ku tilmaameen nin doonaya inuu iska horkeeno Bulshada USA.

Halkan ka dhagayso:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here