Dhagayso: Soomaali ku dhibaateysan Yeman

QaxootigaTahriibayaal Soomaaliyeed oo aad u farabadan, ayaa lagu soo waramayaa in Sacuudiga uu usoo tarxiilay dalka Yeman, oo badankood markii horeba ay uga talaabeen dalkaasi, waxaana lagu soo waramayaa ineey ku suganyihiin Xaalad nololeed oo aad u adag.

 

 

Halkaan ka dhagyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here