Dhagayso: Somaliland oo u Jawaabtay Safiirka Turkiga

Somaliland oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho
Somaliland oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal uu maalintii shalay safiirka dalwada Turkiga ee Somalia kaga hadlay Passport ka Somaliland.

Wasiir Arimaha dibada Dr Sacad Cali Shire oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa waraysi uu VOA siiyay ku sheegay in hadii wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia loo baahdo dawlad dhex dhexaadisa ay dawlada turkiga ku adkaan doonto inaydhexdhexaadiso labada dhinac, maadaama buu yidhi aanu mawqifkoodu dhexdhexaad ahayn.

Halkan ka dhagayso wareysi uu siiyay VOA-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here