Dhagayso: Somaliland oo u baahan dhexdhexaadiye kale

SOMALI FEDERAL CUMHURIYETI VE SOMALILAND CUMHURIYETI ARASINDA "ANKARA BILDIRISI" IMZALANDI. TURKIYE'NIN HIMAYESINDE ILK KEZ BIR ARAYA GELEN SOMALI FEDERAL CUMHURIYETI CUMHURBASKANI HASAN SEYH MAHMUD VE SOMALILAND CUMHURBASKANI AHMET MUHAMMED SILANYO ILE BASBAKAN RECEP TAYYIP ERDOGAN'IN KATILIMIYLA BASBAKANLIK RESMI KONUTU'NDA IMZALANAN BILDIRIDE IKI ULKE, DIYALOGUN SURDURULMESINE YONELIK TAAHHUTLERINI IFADE ETTI. (ANADOLU AJANSI - BASBAKANLIK - YASIN BULBUL) (20130413)
Wadahadalada Somalia iyo Somaliland

Maamulka Somaliland ayaa dooneysa in dal kale oo caalamka ah, oo aan ahayn Turkiga in uu kasoo qaybgalo oo uu ku soo biiro wada hadalka iyaga iyo dowladda Soomaaliya ee Turkigu hoggaaminayay.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, oo maanta u warramay BBC ayaa sheegay in wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland ay soo dhaweynayaan.

Wuxuu sheegay in Turkigu ay ahaayeen ciddii gogosha dhigtay — haddana ay rabaan dhexdhexaadin — laakiin ay hadda doonayaan in cid kale oo caalamka ah ay ka soo qaybgasho dhexdhexaadinta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here