Dhagayso: Shirka Baydhabo oo looga dhawaaqay Gudi

baydhabo132Gudigaan qaban qaabada oo ka kooban 36 xibnood, ayaa looga dhawaaqay shirka maamul u samaynta Koofur Galbeed oo Baydhabo ka socda.

Waxaa Gudoomiye looga dhigay Gudiga qaban qaabada, Maxamuud Sayid Aadan, oo kamid ah siyaasiyiinta shirkaasi kasoo qeyb galay ee Gobolka Gedo ka yimid.

 

 

 

Halkaan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here