Dhagayso: Sababaha uu isku casilay Guddoomiyihii Doorashooyinka Puntland

Guddoomiyaha doorashooyinka Puntland khaliif-aw-cali
Guddoomiyaha doorashooyinka Puntland khaliif-aw-cali

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland Khaliif aw Cali oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in guddigooda ay soo Wajahday dhaqaalo daro.

Waxa uu sheegay in aysan jirin wax dhaqaalo ah oo ay hada gacanta ku hayaa isla markaana aysan shaqo qaban Karin.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale tilmaamay in ay suurta gal tahay in dhaqaalo daro awgeed ay hakad u galaan howlaha Guddiga doorashooyinka Puntland.

Halkaan ka dhagayso Codka Guddoomiyaha:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here