Dhagayso R/wasaaraha oo ka dhawaajiyay hadal cusub

R/wasaaraha oo ka qeyb galay Xaflad ka dhacday aqalka G.Baarlamaanka
R/wasaaraha oo ka qeyb galay Xaflad ka dhacday aqalka G.Baarlamaanka

R/wasaare C/wali oo xalay hadal ka jeedinayay Xaflad ka dhacday aqalka Gudoomiyaha Baarlamaanka, ayaa sheegay in Wasiirada wata Baasaboorada dalalka Ajnabiga ah laga qaadi doono.

Hadalka R/wasaaraha ayaa yimid, kadib markii uu mid kamid ah Xilibaanada uu Wasiirada ku eedeeyay, ineey xili walbo safar iyo dhoofitaan kujiraan, halkii ay shaqadooda qabsan lahaayeen.

 

 

 

Halkaan ka dhagayso hadalka R/wasaaraha:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here