Dhagayso: RW Hore oo Muqdisho Lagu Aasi Doono

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Maraykanka Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Maraykanka
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Maraykanka

Guddi ay dowladda Somalia u magacowda aaska Ra’isul Wasaarihii hore ee Somalia, Cabdirisaaq Xaaji Xuseen,  oo shalay ku geeriyooday dalkan Mareykanka ayaa isla gartay in marxuumka lagu aaso Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaarekuxigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa VOAda uga waramay qabanqaabada aaska iyo qorshaha dowladda.

Halka hoose ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here