Dhagayso: Rooboow oo ku gacan seeyray codsi uga yimid al-shabaab

Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray.

Abu Mansuur iyo maleeshiyo uu wato oo ka soo baxay al-Shabab ayaa ku sugan meel u dhow Xuddur, waxaana ku hareeraysan maleeshiyada Al-Shabaab.

Xiisaddan ayaa culyesy ku haysa magaalada Xudur oo hore go’doon u ahayd.

Halkaan ka dhagayso wareysi ay voa-da la yeelatay guddoomiyaha Xuddur:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here