Dhagayso: Qoys ku nool Sanaag oo uu Jini soo weeraray

SanaagQoys ku nool gobolka Sanaag, gaar ahaan dhulka miyiga degmada Dhahar, ayaa lagu soo warramayaa in ay dhibaato kala kulmeen Maso Lugaley ay dileen, waxaana 25 cisho ku socday dhagax aan la garanayn halka uu ka soo dhacayo iyo argagax gelin.

Dhibaatada lasoo gudboonaatay qoyskan ayaan ku ekeyn dhagxaan oo kaliya, ee waxaa jira arimo kale oo cabsi xoogan ku abuuray, sida in ariga ooda laga qaado, muuqaal qof oo kale ah inuu usoo fariisto halka ay dabka ku shitaan iyo in dhaawacyo culus madaxa ay kasoo gaaraan qaar kamid ah Ubadkooda.

Halkan ka dhagayso mashaqada qabsatay qoyskan Soomaaliyeed:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here