Dhagayso: Qoys Dadka ku Caawiya Boorama

3F179E24-913B-4DA7-98A5-552E4C831DE8_cx4_cy2_cw95_w987_r1_s_r1Dr. Cabdullaahi Jaamac Abiib iyo Edna Macalin Cabdiraxmaan waa qoys qurbaha ka tegey oo haatan hawlo samafal ka wada magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal.

Qoyskan ayaa shaqooyin samafal ah iyo wacyi gelin ka wada gobolka Awdal, sidoo kale hawlahan samafal waxaa kala qayb gala ubadkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here