Dhagayso: Obama oo Ka Hadlay Siyaasadda Trump

34be618dfdb913348b6da448c94e9e02Madaxweyne Obama ayaa sheegay in inta badan aan ereyada quruxoon ee lagu dhawaaqaa aanay samaynin ama aanay noqon siyaasad wanaagsan.

Obama ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynaha la doortay ee Trump aanu ahayn sida dad badan aamin san yihiin qof fikirka iyo falasada raaci doona, balse uu yahay hoggaamiye aragtidiisa waaqaca iyo xaqiiqada jirta ku salayn doona.

Obama ayaa timaamay in arrintan ay saamayn ku yeelan karaan dadka wanaagsan ee ku hareeraysan madaxweynaha cusub ee la soo dortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here