Dhagayso: muranka dhulalka oo Muqdisho kusoo badanaya

Muranada dhulalka ayaa ku sii kordhaya caasimadda Muqdisho xili ay soo badanayaaan qoysaskii sagaashamaadkii ka qaxay ee hantida ku lahaa magaalada oo dib ugu soo laabanaya.

Is jiidjiidka dhex mara dadka wada sheeganaya dhulalka ayaa loo aaneynayaa in ay sabab u tahay burburkii wadanka ku dhacay oo sababay in hal dhul dhawr document loo samaysto taasoo abuurta is faham la’aan la soo gudboonaato dadka kala sheeganaya hantidaasi.

Halkan ka dhagayso

Xigasho: BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here