Dhagayso: Muqayiliinta Muqdisho oo saakay qadsan

maxresdefault (1)Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday inay mamnuucday diyaaradihii khaadka keeni jiray dalka Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa sheegay in go’aanka loo qaatay duruufo jira oo uusan shaacin.
Wasiirka waxa kale oo uu sheegay in arrintan ay tahay mid ku meel gaar ah.

Halkan ka dhagayso codka ganacsatada Qaadka iyo sida ay u arkaan tallaabadan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here