Dhagayso: Mashruuc lagu hor marinayo Caanaha oo Hargaysa laga furay

C87CE609-354B-4089-B4BE-4104F2B48CAE_w640_r1_s_cx0_cy6_cw0Magaalada Hargaysa, ayaa maanta waxaa laga furay Mashruuc lagu hormarinayo Caanaha Xoolaha, Mashruucaan ayaa waxaa daaha ka rogay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaana ku bixi doona qarash gaaraya afar million iyo bar Euro ( 4.5 million euro).

Mashruucan oo socon doona muddo saddex sanno ah aya la filayaa inay ka faaideystaan ilaa iyo shan boqol oo kun oo qof.

Munaasibadii daahfurka oo ka dhacday magaalada Hargeisa ayaa sidoo kale waxaa ka soo qeybgaley wafti ka socday Midowga Yurub oo iyagu maalgaliyay mashruucan.

Dhagayso Mashruuca lagu hormarinayo Caanaha:

Xigasho:VOA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here