Dhagayso: Mareeykanka oo dib usoo celinaya Soomaalida sharci la’aanta ah

2Mid kamid ah 40 qof oo Soomaali ah oo kujira xabsi dadka magangalyo doonka ah lagu xiro oo ku yaal magaalada Miami ee Gobolka Florida, oo lasoo xiriiray laanta Af-soomaaliga VOA-da, ayaa sheegay in asiga iyo qaar badan oo kamid ah dadkaas, ay mudo sanad ah ay ku xiranyihiin halkaas, ilaa iyo hadana aan sharci la siin.

Muwaadinkan Soomaaliyeed, ayaa VOA-da u sheegay in lagu war geliyay in Safaarada Soomaaliya ee Washington, ay u diyaarineyso Dukumiintiyadii ay dib ugu noqon lahaayeen Soomaaliya.

Halkaan ka dhagayso wareysiga muwaadinka Soomaaliyeed:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here