Dhagayso Madaxweyne Faroole oo markale soo hadal qaaday Jubaland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maalmahaan hadal hayntiisa ay ku badatay arinta Jubaland,islamarkaasna taageersan maamulka uu hogaamiyo Axmed Madoobe, ayaa shalay mar uu soo hadal qaaday arinta Jubaland sheegay in uusan maamulkiisa u dulqaadan doonin faragalintalagu haayo maamulka Jubaland.

“Shirka Jubbaland waxaa loo fadhiyey sideed bilood ilaa 4 sano iyo barna waa ay soo socotay in maanta faragalin lagu sameeyana wax la qaadan kara maahan waad aragteen Tiifiiyada, Idacadaha shirarka ka socda aduunyada daafaheeda oo dhan….. ma cayaarbaa cayaar maahan waa daereenka dadka weeye” ayuu yiri Faroole.

Halkaan ka dhagayso Khudbada Faroole:

[powerpress: url=”https://midnimo.comm/wp-content/uploads/2013/05/faroolejubaland.mp3″]

Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com

midnimo12@googlemail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here