Dhagayso: Madaxweynaha oo ka hadlay shabaabka qabsaday deegaano Puntland katirsan

0B494999-A8A4-4C05-AC7A-D90FDFF3937B_w640_r1_sMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray kulan looga hadlayey hannaan midaysan oo ay ku wada shaqayn karaan dawladaha hoose ee maamul goboleedyada dalka iyo dawladda dhexe.

Madaxweynaha ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyey waxaa uu kaga hadlay dagaallada dhowaan ka qarxay degaanada xeebaha bari ee Puntland ee u dhexeeya ciidamada maamulkaasi io al-Shabab.

Halkan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here