Dhagayso: Madaxweynaha oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Somali President Hassan Sheikh Mohamud , talks to the Associated Press while visiting Dubai in the United Arab Emirates for a conference on African business opportunities in Dubai, United Arab Emirates, Tuesday, Nov. 17, 2015. Somalia’s president said Tuesday that al-Qaida and the Islamic State group are merely the same “evil force” that the world needs to confront in the wake of the attacks on Paris. (AP Photo/Kamran Jebreili)

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay VOA da kaga hadlay arrimo kala duwan.

Qaybtan ayaa waxa uu madaxweynaha kaga hadlayaa doorka ay dawladda federaalka Soomaaliya ku leedahay soo xulida baarlamaanka cusub, maqaamka caasimada Muqdisho iyo gabdhaha Sacuudiga u shaqo tagaya.

Madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow ayaa wareystay madaxweyne Xasan Sheekh.

Halkaan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here