Dhagayso: Madaxweynaha oo digniin u diray musharixiinta aflagaadeeya..

sheikhMadaxweynaha Soomaaliyeed mudane Xasan Shiikh maxamuud, oo shalay fariin ku aadan Ciidul Adxa u dirayay shacabka Soomaaliyeed, ayaa wuxuu fariin digniin ah u diray qaar kamid ah musharixiinta u tartamaysa xilka Madaxtinimada, kuwaasoo aflagaadeeya Madaxda Doowlada iyo Hay’adaheeda.

“Siyaasiyiinta Qaarkood ee xilka Doonaya, waxeey siyaasadii la gashay ineey dalka Caayaan, Doowladnimada Ceebeeyaan sidaasina ku raadiyaan Mansab” ayuu yiri Madaxweynaha.

Halkan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here