Dhagayso koronto laaan soo wajahday soomaalida

Magaalo weynta Toronto oo ay Soomaali badan ku noolyihiin, ayaa qeybo kamid ah maalintii sadexaad waxaa haysta Koronto iyo Biyo la’aan, kadib markii Roob Baraf iyo Duufaan watay uu dhulka soo dhigay Xargihii Korontada iyo Geedo waaweyn.

Duufaanta oo dhulka dhigtay Geedo waaweyn
Duufaanta oo dhulka dhigtay Geedo waaweyn

Dadka ku nool qeybo kamid ah Toronto, ayaa waxaa loo daad gureeyay Xaruumo loogu tala galay, qaarna Hotelo ayay kireysteen iyadoo qoysaska qaarna ay aadeen Guryaha qoysaskooda, si ay Gabaad uga galaan Qaboowga Xad dhaafka ah.

Halkan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here