Dhagayso khudbadii uu RW xalay u jeediyay Jaaliyada Kenya

MG_1872Dr C/weli ayaa ka dhawaajiyay inay ku dadaalayaan sidii ay xiriir dhaw ula yeelan lahaayeen Xukuumada kenya maadama deris ay Somaliya la yihiin ciidana ay ka joogaan dalka Kenya waddanka Somaliya.

Hadal uu xalay ka jeediyey Ra’iisalwasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed munaasabad ka dhacday Nairobi uuna kula kulmay jaalliyada Somaliyeed ee kusugan dalka Kenya ayuu sheegay in wada shaqeyn dhaw yeeshaan dawlada kenya.

Sidoo kale ra’iisalwasaare C/weli ayaa soo hadal qaaday duulaanka ay Xukuumadiisa ay wado kuna qaadeyso Al Shabaab si deegaanada ay ka taliyaan Somaliya ka saari lahaayeen isagoo qiray in dhaqaalo ku filan aysan dawlada heysan.

Halkaan ka dhageyso Warbixin aan ka diyaarinay khudbadii xalay uu jeediyey ra’iisalwasaare C/weli

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here