Dhagayso: Khilaaf soo kala dhex galay DFS & IGAD

downloadDoowlada Soomaaliya oo taageero ka heleysa Ciidamada AMISOM, ayaa la shegay ineey bartilmaameedsanayaan 30 degmo oo ku yaala Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya.

Kasokoow qorshaha Milatariga waxaa socda qorshe lagu xasilinayo looguna sameeynayo maamulo degmooyinka laga qabsado Al-shabaab, balse saraakiisha Soomaalida oo qorshahaan si dhow ula socda, ayaa sheegaya in qorshahaan laftiisa uu ku yimid fikir kala duwanaasho oo u dhaxeeya DS iyo IGAD taasoo ku saabsan cida yeelaneyso doorka maamul u samaynta.

C/raxmaan C/shakuur Warsame, oo ahaa la taliyihii hore ee Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu sheegayaa in DS ay qorsheeyneyso ineey maamulo KMG ah u sameyso meelaha laga qabsado Al-shabaab, balse Ururka IGAD ayaa soo jeedinaya figrad taasi ka duwan.

Halkaan ka dhagayso wareysiga C/raxmaan C.shakuur:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here