Dhagayso: Khabiir ka hadlaya in ISIS ay lug ku lahayd qaraxii Daallo

somali.jpg
somali.jpg

Greg Barton, oo ah Khabiir dhinaca argagixisada, kana tirsan Jaamacada Deaking ee dalka Australia, ayaa aaminsan ineey suurtagal tahay in kooxda ISIS ay ku lug lahayd qaraxii fashilmay ee ka dhacay gudaha Diyaarada Daalli.

Dhagayso wareysi uu siiyay VOA-da:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here