Dhagayso: Kenya oo Sheegtay inay Dishay 34 Al-Shabab ah

Ciidamada Kenya ayaa sheegaya inay 34 maleeshiyada al-Shabaab ah ku dileen weerarro ka dhacay xalay iyo shalay galab meel u dhow degmada Afmadow iyo meel kale oo u dhow deegaanka Kulbiyow ee Raaskaanbooni.

Halkaan ka dhagayso wareysi arintaas ku saabsan:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here