Dhagayso: Jeneral Indho-Qarsho oo ka jawaabaya eedeynta QM

Jeneral Indho-Qarshe
Jeneral Indho-Qarshe

Warbixin uu diyaariyey Guddiga Cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Eretriya oo ay si hordhac ah u heshay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku eedaysay dawladda Soomaaliya in qaar ka mid ah hubka ay ka soo iibsatay ama ay ka heshay dibedda si musuqmaasuq ah uu gacanta ugu galay ururka al-Shabab.

Soomaaliya ayaa sannadki hore laga khafiifiyey cunaqabatayntii hubka waxaan ahadidi eedahan ay dhaboobaan ay dharbbaaxo ku nqoon kartaan kalsoonida uu siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sida aya sheegene dadka wax indha-indheeya.

Taliyaha ciidamada xoogga dallka Soomaaliyeed Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indho-Qarsho ayaa gaashaanka ku dhuftay eedayntaasi, waxana uu VOAda uu u sheegay in markii guddigaasi ay booqdeen bakhaarka dawladda uu hubku u yaallo ay ku qanceen macluumaadkii ay heleen.

Halkaan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here