Dhagayso: Ilaalada Safaarada Turkiga oo rasaaseeyay dadkii ka baxsanayay weerarkii Liido

Turkish-Embassy-in-MogadishuCabdirisaaq Maxamed Jimcaale, oo ah milkiilaha Maqaayada Banaadir ee xalay la weeraray, ayaa isagoo wareysi siinayay Idaacada VOA-da, waxa uu sheegay in ilaalada Safaarada Turkiga oo deris la ah maqaayadiisa, ay rasaas ooda uga qaadeen dadkii shacabka ahaa ee ka baxsanayay weerarka.

Sidoo kale waxa uu sheegay, in dadkii ku dhintay weerarkaas ay u badnaayeen shaqaalaha maqaayada.

Halkan ka dhagayso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here