Dhagayso: Hormuud oo ka hadashay xaruumo ay ka burburiyeen ciidamada Kenya

Shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay duqeyn iyo burburin ay sheegeen in ciidamo ka tirsan dowlada Kenya ay u gaysteen xarumo ay shirkada lahayd.

Xarumahan ayaa badankood ku yaal gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo ku dhaw xuduuda dalka Kenya.

Arrintan ayaa waxaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday shir ay golaha wasiirada Somalia xalay Muqdisho ku yeesheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here