Dhagayso: Gudoomiyaha xisbiga wadani “Cirro” oo ka hadlay wadahadalada Somalia & S/land

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland "Cirro
Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland “Cirro

Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland, ahna gudoomiyaha xibiga Wadani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo ku sugan London ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay VOA Somali.

Cabdiraxmaan Cirro, ayaa waxa uu wareysigan uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin booqashada uu ku joogo London, doorashada soo socota ee Somaliland, sida uu arko in ay Somalia la midoobaan iyo wada hadaladii Somalia iyo Somaliland.

Halkaan ka dhagayso wareeysiga Cirro:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here