Dhagayso: Gu. Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo cadeeyay in la xaday lacag dhan $530,000

Dollar_12Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Dr Bashiir Ciise Cali, ayaa sheegay in lacag dhan shan boqol iyo sodon kun oo dollar ($530,000) laga xaday Bangiga todobaadkan, iyadoo ninka lagu tuhunsan yahay xatooyadaasi oo ah qasnaji ka tirsanaa bangigala la’yahay.

Gudoomiyaha oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Bangiga Dhexe ayaa sheegay, in si tartiib tartiib ah lacagahan looga saaray qasnada iyadoo badalkeeda la adeegsanayay lacago dollar ah oo been abuur ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here