Dhagayso: Goorma ayuu soo bilaawday xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya?

safiirka turkigaSafiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar ayaa marki ugu horreysay la hadlay Laanta AfSoomaaliga ee VOA.

Danjire Bekar oo isaga oo jooga magaalada Muqdisho ugu warramay qadka telefoonka wariyaha VOA Nur Hassan Nur Bukhaari oo ku sugan Washington, ayaa qeybta koowaad ee wareysigan oo ah mid dheer, waxa uu uga hadlaya arrimo dhowr ah oo ku saabsan Soomaaliya.
Wariyahayga Nur Hassan Nur Bukhaari oo luqada Turkiga ku wareystay safiirka ayaa ugu horreyn weydiiyey goorta uu soo bilowday xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya.. Wareysigaan oo faahfaahsan ka dhegayso qeybta hoose ee boggaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here