Dhagayso: Goobjooge ka bad baaday qaraxii maanta

2014227101339479734_20Ugu yaraan 11-qof oo shacab iyo askar isugu jira ayaa ku dhintay in ka badan 15-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray weerar Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay agagaarka Baar Fiat ee magaalada Muqdisho.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay qarax ay ku dhinteen 12 ruux oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa qaraxa lala beegsaday meel u dhaw xarunta sirdoonka ee dowladda Soomaaliya.

Waakan qof goobjoog u ahaa oo ka hadlaya sida uu u dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here